Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dr Muuse Cabdi garas oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlagala xarumaha caafimaad ee ku yaala magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Bulshada Degmadaasi ugu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ay nadaafadoodu hoo seeyso si loo heelo Bulsho caafimaad qabta.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.