Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dib u heshiisiinta ayaa bulshada Soomaliyeed u leh ahmiyad aad u weyn iyadoo loo arko in dadka soomaaliyeed loo sameeyo dib u heshiisiin dhab ah si loo gaaro horumar ay dadka kuwada noolaadaan.
Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay kaalinta dibu heshiisiinta ee Horumarinta Nabadda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.