Bulshada Dhoobley oo ka hadlay muhiimadda ay Nabadda leedahaya

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni Magaalada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here