Bulshada Dhoobleey oo Looga digay khatarta cudurka Duumada

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka duumadu wuxu ka midtahay cudurada ay la xanuunsadaan bulshada Somaliyeed cudrka duumada ayaa waxaa gudbisa kaneecada nooceeda dhedig (female Anopheles) taas oo keentay in ay la xanuunsadan malaariyada

Xilliga roobka ayaa ah Xilliyada inta badan ay saa’iido kaneecada dadka u qaniinto taasi oo sabab u ah in ay Bataan bulshada ka cabata cudurka maleeriyada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here