Bulshada Dhoobleey oo looga digay dhibataada Daawooyinka dhacay

0
125

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa sameeno caafimaad ku waas oo dhibaato u keeni kara  bulshada .

Dhaqaatiirta ayaa inta badan ka digaa waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here