Bulshada degmada Mahadaay oo loo qabtay tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle oo kaduleeysa arimaha Dhismaha Golaha Degaanka Degmada Mahadaay ayaa Tawabar ku sabsan Xalinta qilafaadka u furtay qeybaha kala duwan ee bulshada Kunol Degmada Mahadaay.

Kulanka furitanka tababarka ayaana Waxa Kasoo qeeb galay Xubna laga so kala xulay qeybaha kala duwan bulshada Kunol Degmadaasi.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here