Bulshada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay ilaalinta Dhirta iyo bad qabka Deegaanka

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadihii u danbayay Guud ahaan Dalka waxaa ku soo badanayay xaalufka Dhirta oo dhibaato ba’an ku ah Deegaanka taasi oo dadka qaar Ganacsi ahaan u ujaraan Dhirta.

Waxyaabaha ugu badan ee sababa Isbedelka Cimilada Sida Abaaraha, Dadka ayaa loo sababeeya Xaalufinta Dhirta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here