Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamuulka Dowladda Hoose ee Degmada Dhahar oo kadulaya Dar-dar galinta adegyada bulshada ayaa dadka kunool degmada dhahar ugu baaqay bixinta Cashuraha si bulshada wax loogu qabto dhaharna ay ula janqada magaalooyinka kale.
Mursal Cabdi Cusmaan Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada dhahar oo xafiskisa kulahadlay warbahinta ayaa kahadlay cashuur bixinta isago ugu baaqay bulshada degmada dhahar in ay bixiyaan cashuurta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.