Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-qaam waa mid kamid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo,Deegaanka ayaa ah mid ku tiirsan daglayada Beeraha waxayna sidoo kale ka mid tahay deeganada loo soo dalxiis tago Dowlad goboleedka Jubbland.
Xarun Caafimad oo u shaqeesa bulshada ayaan ka jiran deegaanka waxayna taasi saamayn badan ku reebtay dadka ku nool deegaanka Qaam-Qaam.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.