Bulshada degaanka Janaa Cabdalle oo codsaday In loo dhiso xarumo lagu Barto diinta

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku dhaqan deegaanka Janaa Cabdalle, ee gobolka Jubbada Hoose ayaa  codsaday in   loo dhiso xarumo lagu barto diinta Islaamka.iyo sidoo kale masaajid ay ku cibadaytaan.  Bulshada degaanka ayaa sheegay inay baahi wayn u qabaan madariis lagu barto gur’aanka kariimka ah.

Juweeriye Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here