Bulshada Deegaanka Yoontooy oo codsaday in Deegaanka laga hergeliyo Xarun Caafimaad

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Yoontooy oo qiyaastii 26.km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ayaa dadkiisu waxa ay ku tiir sanyihiin tacbashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha.

Maamulka iyo dadka deegaanka Yoontooy  ayaa codsaday adeegyada caafimaadka, iyagoona codsaday in deegaanka laga hir galiyo xarumo caafimaad ku waas oo daboola baahiyaha bulshada deegaanka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here