Bulshada deegaanka Qurac Madoobe oo codsaday Gargaar Beni’aadannimo

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Bulshada ku nool Deegaanka Qurac Madoobe Ee Gobolkan Shabellaha Dhexe ayaa waxaa saameyn xoogan ku yeeshay daadadka biyaha Webiga Shabeelle oo meela fog kasoo Rogmaday.

Biyaha kasoo rogmaday Wabiga Shabeelle ayaa galay xaafadaha kala duwan ee deegaanka Qurac Madoobe waxaa ayna taasi keentay in dadku ay guryahooda ka barakacaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here