Bulshada Deegaanka Qaam-Qaam oo Wasaaradda Caafimaadka ka codsaday in loo hirgaliyo xarunta Hooyada Iyo Dhallaanka

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ay xaalado Beni’aadanimo ay ka jireen deegaanka Qaam-Qaam ee waqooyiga magaalada kismaayo ayaa waxaa wali isa soo taraya baahiyaha dhinaca caafimaadka ah ee ka taagan deegaankaasi,Gudoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam Cali Faarax Ismaaciil Cali Shaarub oo maanta Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo ayaa sheegay in wali deegaankaasi ay ka jiraan baahiyaha dhinaca adeegyada bulshada oo u baahan in wax laga qabto.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here