Bulshada Deegaanka Qaam-Qaam oo Qaab Is-xilqaan ah u Dayac-tiraya Waddo aan 30,sano La Isticmaalin

0
284

Kismaayo(Idaacadda Waamo-Daagaanka Qaam-Qaam oo ka mid ah deegaanada Dhaca waqooyiga magaalada kismaayo ayaa waxaa laga dareemaya isku tashi ay sameynayaan dadka deegaanka,dadka ku nool  deegaanka Qaa-Qaam ayaa waxay si isku tashi ah u hirgaliyeen waddo muddo dheer xir-neyd tan iyo dowladii dhexe ee dalka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here