Bulshada Deegaanka Qaam-qaam oo Ol-o’le Nadaafadeed ka sameeyay Deegaanka

0
327

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nadaafada waa imaanka barkiisa dad walba oo meel wada daga ama meel ku wada nool waxaa ka dhexeysa nadaafad guud oo ah mida deegaanka laga qabto.

Deegaanka Qaam Qaam waxaa kunool Dad isku tiirsan oo si Maalinle ah uga sameeyo nadaafad guud Xaafadaha kala duwan ee uu deegaanka ka kooban yahay.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here