Bulshada Deegaanka Qaam-Qaam oo codsaday in loo dhiso Xarumo Caafimaad

0
366

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Umulisooyinka eeĀ  ku nool deegaanka qaam-Qaam ayaa codsi u diray maamulka Jubbaland ,Dowladda Federaalka soomaaliya iyo hay’adaha shaqada ku leh arimaha caafimaadka.

waxa ay sheegeen in Haweenka deegaanka ku nool aysan heysan goobo caafimaad oo ay ku dhallaan iyo waliba qalabkii lagaga dhalin lahaa.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here