Bulshada Deegaanka Ooman Gobalka Galgaduud oo Codsaday Biyo in la gaarsiiyo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Tuulo Ooman ee Gobolka galgaduud ayaa wajahaya duurufa adag oo dhanka nolosha oo ay ugu horeyaan adeegyada asasiga ah iyagona baaq u diray Dowlad-goboleedka Galmudug, ka codsaday in wax laga qabto baahiyaha aas-aasiga ah ee Deegaanka, sida biyo la’aanta, adeegga caafimaadka, iyo Waxbarasho kuwaas oo ad bulshada degaanka ay bahi ween ugu qabaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here