Deegaanka Kudhaa oo laga soo sheegay Biyo La’aan

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Kudhaa waa deegaan Xeebeed katirsan Gobolka Jubada hoose,waana deegaan Qadiimi ah,Caanna ku ah Kalluumeysiga, bulshada Deeganka ayaana maalmahan danbe ay wajahday  biya yaraan aad u baahsan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here