Bulshada Deegaanka Janna Cabdalle oo codsaday in loo sameeyo adeegyada asaasiga ah

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Janaay Cabdalle ee Dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose waa deegaan ay ku nool yihiin dad badan oo barakacayaal ah iyo dad deegaan ah kuwaas oo samena kala kulmay Abaarihi iyo Fatahadihii dalka soo maray dadka deegaanka Janaay Cabdalle ayaana ah dad u badan Xoola dhaqato iyo beeraley ay heysata duruufa kala duwan oo dhanka nolosha ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here