Bulshada Deegaanka Gasle oo wajahaya baahiyo dhanka Caafimaadka ah

0
74
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeganka Gasle oo ka mid ah deegaanada hoos taga Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka jiro baahiyo kala duwan oo dhanka adeegyada aas-asiga ah sida caafimaadka iyo waxbarshada.
Xarumaha Caafimaadka iyo Waxbarshada ee deegaanka Gasle ayaanan u shaqeynin sidii loo baahnaa maadaama aanay joogin macalimiin wax baro caruurta iyo dhaqaatiirta u adeega bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here