Bulshada deegaanka Galool yaryar oo codsaday in loo dhisa xarumo Caafimaad

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Golol yar yar oo dhaca galbeedka Kismaayo ayaa dadka ku nool waxa ay si weyn uga cabanayaan baahi dhanka nolosha ah sida Waxbarashada, Caafimaadka Biyaha iyo Nolosha kale ee aasaasiga ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here