Bulshada Deegaanka Dalsan oo ka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ka Codsaday Hirgalinta Goobo Waxbarasho.

0
164

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada Waa u muhiim qof walibo gaar ahaan ubad soo koraaya Deegaanka Dalsan oo ku yaalo duleedka Magaalada Kismayo kama jiraan Goobo Waxbarasho Iyo Caafimaad waxaana Deegaankan ku nool ku dhawaad labo boqol oo qoys oo danyar ah.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here