Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Bartire waxa uu kamid yahay degaanada dib u dejinta loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ah, kuwaas oo saameyn kala kulmay isbedelka cimilada.
Dadka ku nool degaanka Buula Bartire oo iskugu jira xoolo-dhaqato ay xoolahooda abaartu kalaaysay iyo beeraley ay saameysay fatahaaddii El Nino ayaa waqtigan wajahaya baahi ballaaran oo dhanka caafimaadka ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.