Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaadii ka dhacayeen deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay sameen weyn ay ku yeelatay wadooyinka muhiimada u ah socodka bulshada kunool deegaanada waqooyi ee magaalada Kismayo
Qaar ka mid ah shacabka ku nool deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay dowlada iyo hay’adaha ay ka cosadeen in loo dayactiro wadooyinka ay burburiyeen biyaha fataahadda .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.