Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose uu ka furmay shirkwaynaha Bangiga Maalgashiga dhaqaalaha buluuga ah ee Jubbaland ayaa Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland geele Muxumed Aadan waxaa uu ganacsada ugu baaqay inay Maalgashi ku sameeyaan waxyaabaha faa’iidada u leh bulshada Soomaaliyeed.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.