Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xubno ka mid ah Maamulka gudiga horumarinta wadooyinka magaalada Carmo ee dowlad goboledka Puntland oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha deegaanka iyo Agaasimayaasha waaxyo kamid ah dowlada hoose ee degmada Carmo ayaa kormeeray dhismaha wadooyin laami ah oo si isku tashi ah ay ku hirgaliyeen bulshada iyo Maamulka degmada Carmo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.