Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa weli socdo dhismaha Wajiga Labaad ee Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo ay iska kaashanayaan Maamulka Degmada iyo Bulshada si loo helo Garoon Garoon diyaaradeed ee buuxiya baahida loo qabo iyagoo garab ka helaya Dowlada KG.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.