Bulshaada Deegaanka Luglow oo dowladda iyo hay’adaha ka codsaday in xarun caafimaad loo hirgaliyo

0
212

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dadka Kunool Deegaanka Luglow ee duleedka degmada Kismaayo ayaa waxay inoo sheegeen in  aysan deegaanka ka jirin xarun Caafimaad,deegaanka Luglow oo ah deegaan ay ku nool yihiin dad badan oo beeraley ah iyo kuwa xoolo dhaqato ah ayaanan heeyanin adeegyada caafimaadka oo ay baahi badan u qabaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here