Bulsha deeganka Buurgaabo oo codsaday dhameystirka Ceel biyood qabyo ka ah

0
115
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buurgaabo oo ah deegaan xeebeed hoostaga degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose ayaa waxa kunool dad u badan Kalluumeysata iyo Xoola dhaqatada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here