Bulsahda magaalada kismaayo oo loogu baaqay in aan la faquuqin Dadka Qaba Xanuunka Albinizamka

0
42
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo Ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad qaba xanuunka Albinizamka kaasi oo ah mid ay ku  dhasheen waana Abuurista Alle oo layaab maleh, Dadka qaba Xanuunkaan  waxaa yar heerka difaaca maqaarkooda waxaana maanta loo qeybiyay kareemo ka difaaca Kuleeylka Qorraxda.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here