Boqolaal qoys oo ku nool Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo wajahaya xaalad adag

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dagmada Baar dheere ee gobalka gado ayaa kamida goobha ay sida wayn usameyeen roobabkii malmihii lasoo dhafay kada’ay dalka gar ahaan deganada Jubbaland dadka degaanka ayaa waxa samayn kuyeeshay daadad ka dhashay roobka iyo sidoo kale fadahgaad uu samynayo wabiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here