Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose oo gacanta ku dhigay koox la sheegay iney ahayeen burcad badeed

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Howlgal oo hogaaminayey Taliyaha Qeybta Booliska Jubbada Hoose, Gaashaanle Sare Sadik Mohamud Dhogor, kaas oo laga sameeyey tuulooyinka dhaca xeebaha, sida Madiina, Subaan Salaamo, Fuumo, Jiroole, Dabarka iyo Ngumi oo 78 km ujira magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo qabqabtay rag lagu eedeeyay burcad badeednimo.

Waxaa sidoo kale howlgalka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Kismaayo, ahna Duqa magaalada, Mudane Cumar Cabdullahi Maxamed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here