Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Go’aankii wadajirka ahaa oo ay hore u soo wadasaareen Wasaaradda Deegaanka iyo Taliska Booliska Puntkand kaas oo lagu mamnuucayay wax kasta oo wax yeelaya Deegaanka in la qabto oo ciddii ku xad gudubta sharciga la horgeeyo ayaa saaka laacdhere Boolisku ku qabtay baabuur baco lagu soo raray.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.