Booliska Degmada Kismaayo oo gacanta ku dhigay shabakad dad ka tahriibineysay gudaha magaalada

0
81

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Booliska Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tirsan gobolka jubada hoose ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo arday ah iyo mukhallasiin dooneyay in da’yartaas ay tahriibiyaan.

Mas’uuliyiinta Booliska ayaa sheegay in kooxda tahriibinta wadday ay tahay shabkad isku xiran isla markaana ay hadda iyaga iyo gaadiidkii ay adegsanayeen ay gacanta ku hayaan, maxkamadna ay soo taagi doonaan dhawaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here