Booliska Baladweyne oo sheegay inay wax ka qaban doonaan dhaca loo geysto bulshada

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliyaha ku xigeenka Saldhiga Boiliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Xidigle Ahmed Cali Bin Cali oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga qabanayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca loo geeysto bulshada magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here