Biyo yari soo wajahday dadka ku nool deegaanka Dhoobe Gobolka Hiiraan

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalado biya yari oo aad udaran ayaa kajirta deegaanka Dhoobe ee duleedka magaalada Baladweyne.

Dadka iyo duunyada ku nool deegaanka ayaa biyaha ka hela meelo fog iyadoo qiimo lacageed oo aad ubadan loogu keeno.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here