Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo lagu jiro xili kulul oo Jiilaal ah ayaa waxaa Biyo la’aan ka jirta qaybo ka mid deegaanada dowlad goboledka Jubbaland gaar ahaan gobolka Jubbada hoose .
Deegaanada dhaca galbeedka Kismaayo iyo sido kale kuwo dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo ayaa ka mid meelaha maalmihii ugu danbeeysay ay ka soo yeeraysan qaylo dhaan ku aadan biyo la’aanta jirta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.