Biyo la’aan ka jirta Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud

0
71
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Biyo la’aan ayaa Soo Wajahaday Bulshada Ku Nool Degaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ee maamul Gobaleedka Galmudug ka dib Markii cilad Farsamo aay so wajahday Ceelka Degaankaas.
Bulshada ku Nool degaankaan oo ka kooban Xoola dhaqato Beeralay iyo kuwa Ganacsiyo yar ku leh Degaanka ayaa markii Hore ku Tirsana Biyaha Xareeda iyo kuwa ay  ka heli Jireen Ceelka degaankaas oo 1984 Dowlad Maxamed siyaad Bare Halkaas ka Hirgalisay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here