Bisha Soon oo la sheegay in ay u fiicantahay dadka Sokoroowga

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah bahda Caafimaadka ee ka howlgala magaalada Baladweyne oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in Soonka uu faa’iido Caafimaad u leeyahay bukaanada qaba cudurada Sokorta,Dhiikarka ,Gaaska iyo Xanuunada kale.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay bishaan barakakeeysan ee Ramadaan ay ka faa’iideystaan dadka qaba Cuduradan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here