Beeraleyda Tuulada Wirkoy oo ka cabanaya Fatahaadda biyaha Wabiga oo ku fatahay beerahoodi

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Wirkoy waa mid kamid ah tuulooyinka hoos yimaada degmada Jamaame waxaa ku nool dad badan oo ubadan beeraley, dadka kunool tuulada Wirkoy waxay noloshooda ku tiirsan tahay tabcashada beeraha, laakiin hada wax badan ayaa i sbadalay oo waxaa beerihii ay ku xiisaabtamayey la tagay fatahaadi wabiga oo hadda wax ay gacanta ku hayaan malahan dadka kunool tuuladaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here