Beeraleyda Tuulada Wirkoy oo codsaday in la caawiyo

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Wirkoy waa mid kamid ah tuulooyinka hoos yimaada degmada Jamaame waxaa ku nool dad badan oo ubadan beeraley, dadka kunool tuulada Wirkoy waxay noloshooda ku tiirsan tahay tabcashada beeraha balse hada waxaaa sameen ku yeeshay  fatahaadi wabiga oo sameeyay beerihii beerihii ay tabacanayeen
Qaar ka mid ah beeraleyda kunool deegaanka Wirkoy ayaa waxaa ay codasanayaa in laga xiro meelaha uu wabiga ka sameeyo fatahada iyagoona hay’adaha iyo dowlada ugu baqay in laga caawiyo adeegyada asasiga u ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here