Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beraleeyda Tuulada Buurfule oo hoostagta degmada Mahadaay ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa cabasho ka muujiyay tacabka beeraha sabab la xiriira cayayaano saameyay dalagyadii u beernaa iyo fatahaada wabiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay dadka beeraleyda ah.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.