Beeraleyda magaalada Jowhar oo walaac ka muujiyay biyo yarida wabiga Shabeelle

0
105

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa  walaac ka muujiyay biyo yarida wabiga Shabeelle

Shariif Maxamuud oo ka mid ah beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa uu sheegay in caqabad ay kala kulmeen dhanka Waraabka beeraha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here