Beeraleyda magaalada Jowhar oo caqabad kala kulmo dalagyada laga keena dalka dibadiisa.

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo bulshada ku nool magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ay u badan yihiin beeraley kuwaasi oo sanad walba soo saara dalagyo fara badan ayaa waxa ay haatan sheegaan in caqabad weyn ay kala kulmaan dalaga laga keeno dibadda.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here