Beeraleyda Koonfur-Galbeed oo Loogu baaqay In ay kordhiyaan Wax soo saarka beerahooda

0
141

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afartii sano ee la soo dhaafey waxaa Soomaaliya ka jirtay Roob yaraan oo saameysey Beeralayda iyo Xoola dhaqatada, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Abdullahi Hassan Siidow ayaa waxa uu sheegey in ay wadaan sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka dalagyda dalka iyo in laga kabo kaabayaasha waraabka Beeralayda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here