Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa inuu aad u yaryahay dalaga kasoo go’a beeraha dalka.
Bulshada ku nool dowlad goboleedka Jubbland waxaa ay qaarkooda ku tiirsan yihiin tabcashada Beeraha si’ wax soo saarkooda ay sare ugu qadaan.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Geelle Maxammed Aadan ayaa bulshada faray in ay waxa ka soo saartaan dhulka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.