Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Dalagga Muuska waa mid kamid ah kuwa loogu jecel yahay isticmaalkiisa dunida, wuxuu inta ugu badan ka baxaa dalalka kuleylaha, gaar ahaan dalkeena Soomaaliya, waa dalag aad loo cuno lehna qiimo dhaqaale iyo nafaqo sare, Abuurkiisuna wuxuu u baahan yahay qorshe iyo daryeel joogto ah.
Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.