Beeraleyda Jowhar oo ka hadlay dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadda

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleeyda magaalada Jowhar ayaa sheegay in beero baddan ay burburisay fatahaadda wabiga Qaar ka mid ah beeraleeyda Jowhar oo ka hadlay  burburka dhaqaale ee fatahaadda  geysatay shabelle, waxaana hoos u dhacay dhaqaale ku xirnaa  dadka cagafta iska leh iyo kuwa shidaalka iibiyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here