Wararka Beeraleyda Jowhar oo bilaabay tacabka xili Roobaaadka Gu’ga By Radio Waamo - April 22, 2025 0 11 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleeyda Magaalada Jowhar iyo tuulooyinka hoostaga ayaa bilaabay u diyaar garoowga tacabka Beeraha maadamaa ay uu biloowday roobka Gu’ga. Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/04/Warka-hamdi-gobolada-Beeraleyda-Jowhar-oo-bilaabay-tacabka-xili-Roobaaadka-Guga.mp3 Share this:FacebookX