Beeraleyda Goobweyn oo uu dhibaato ku hayo Cayayaan ka cuna dalagyada

0
395

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Beeraleyda Deegaanka Goobweyn ayaa waxay ka cabanayaan cayayaan ka cunaya dalagyada ay beertaan,waxayna codsi u direen dowlad gobaleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed, ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here